Sheekh Shaakir oo cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan Doorashadii uu ku guuleestay Qoor Qoor

Madaxii Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray ku shaaciyay in uusan aqoonsaneyn natiijadii kasoo baxday doorashadii Axadii ka dhacday Dhuusomareeb ee lagu doortay Qoor Qoor. Sheekh Shaakir ayaa qoraalka uu soo saaray ku cadeeyay in aysan jirin wax wadahadal ah oo u socda dowlada federaalka iyo Ahlu Sunna, waxa … Continue reading Sheekh Shaakir oo cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan Doorashadii uu ku guuleestay Qoor Qoor